Jul 29, 2012

hababka baashida iyo dhunkashada(+siro+talooyin)

u-diyaar-baashi
.image source wikihow.




dhunkashadu waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah nolosha waana furaha koowaad ee macaanka raaxada haddii laga tagana waxaa hubaal ah in noloshaas aad dhisayso aysan nah yeelanayn ama dha-dhanku ka duulayo(ka dhumayo).
si aad iskaga ilaaliso qaladaadka ka imaada aqoon la'aantaada dhunkashada isla markaana aad u dhistid xiriir tayo leh waxaan kuusoo gudbinaynaa talaabooyinka muhiimka ah ee ay tahay in aad qaado si aad ugu guulaysato dhunkasho macaan badan anaga oo ku xijin doona qaababka loo dhunkado lamaanahaaga adigoon waalayn ama aan qaribaad geysan.
shan ilaa lix qodob oo muhiim ah ayaan soo bandhigaynaa waxaana lagaa rabaa:



1) tusi in aad xiisaynasid:

waxaad soo saari kartaa calaamado mujinaya in aad rabtid dhunkaso, adigoon u soo dhaqaaqin aad samaysid ama aanba afka ka oran.

  • dhugo ama eeg si degen qofka kale bishimihiisa ama dibnihiisa
  • dibnahaaga ama bishimahaaga ha xirin fur kana dhig kuwo jilicsan hana wada furin si debecsan u kala fur oo aad dibintaada hoose gaari kartid.
  • afkaaga dhaq-dhaqaaji dibnahana is marmari si aad  ugu kaalmaysid jiljieecin

2) jebi waxa idiin dhexeeya 

hadaad is leedahay waxaad tahay geesi hal dhunkasho oo  gacanta ah iyo wixii la mid ah ayaa jebin kara daboolka
  • haddii aad gabar dhunkanaysid gacanteeda soo qaad si tartiib ah dhanka afkaaga ugu soo aadi ka si xariifnimo ah dibnahaaga u saar dhanka danbe e gacanteeda. 3-4 seken ayaa kugu filan inta aadan ka qaadin.
  • haddaad wiil dhunkanaysid ku soo foorarso oo dhabanka ka dhunko dibnahaaga ha ahaadaanoo kuwo debecsan ha u dhaqmin sidii adoo dhunkanaaya caruurtaada ama waalidkaa. u badi dhanka u dhow dibnihiisa.

3) u bedel habkaaga mid rabitaan iyo kacsanaani ku jirto:

sii lamaanahaaga naftaada ooo idil iskuna bedel daacad dhamaystiran oo doonaysa in wax loo qabto.

  • si wanaagsan u dheh in aad rabtid baashi codka hoos u dhig indhahaagana xir. tani kali ah ma keenayso in aad dareen qoto dheer aad xambaarsantahay xitaa waxay kicinaysaa dareenka qofka kale. wuxuu isku dayayaa in uu kuu soo dhowaado si uu kuu maqlo.
  • si aad ah u dhaqan xoogana saar waxyaalaha hoose sida adoo dhahayo waad qurxoontahay, indhahaaga waa isoo jiiteen, qosolkaaga waan ka helaaa, maba aaminsani in aan ku haysto ma runbaa ma ku haystaa.

4) haday dhammaan kuu shaqayn waayaan si dadban u waydii:

waxaan ka jeclaan lahaa ma jirto dhunkashdaada, gacaliye/gacaliso soo dhowow waan ku dareemayaa i dhunku ugu horayn iwm...


5) dhunkashda ku bilow: 

wax waqti ah ha ku dhumin wax kale mar alaale iyo markaad dareento lamaanahaaga in uu u tafa xayta baashaal iyo baashi.




mahadsanidiin




please conuct us 


















Jul 26, 2012

SHUKANSI BLOG IYO RAMDAANKA?

bismilah RAMDAAN KARIIM



Sida aan la wada soconaba waxaa soo galay bishii barkaysnayd ee ramadaan oo uu ilaahay ugu talagalay in ay noqoto bisha cibaadada iyo wanaaga hadaba shukansi blog waxay u sheegaysaa akhristayaasheeda sharafta leh in aan si ku meel gaar ah u hakinay talooyinkii tusaalayaashii iyo aqoon is weydaarsigii ku aadanaa nolosha iyo qaybaheeda kala duwan.


Waxaana ku bedelaynaa qoraalo kale oo xiise kugu abuuri doona islamarkaana aad aad uga heli doontid kuwaas oo aan laqwi iyo soon furid midna aan kuu keenayn.


Akhriste mar labaad ramadaan kariim ilaahay waxaan kaaga baryenaa in aad noqoto midka laga aqbalo soonka waxaad naga sugtaa qoraalo taabanaya nolosha dhankeeda kal.... wa bilaahi towfiiq.....






mahadsanid.

Jul 13, 2012

heerarka kacsiga qoftaada ma taqaanaa?


heerarka -acsiga-dumarka

waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga

waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.

marxalada 1: kacsi ama xiisayn

marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.
qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare  ee geedkeeda waa uu balaartaa.
neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu siyaadaa

marxalada labaad:2 karkaar

dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta hoose ee jirka qoftaada asaga oo keena in qaybta hoose ee geedkeeda uu noqdo mid adag oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is jiid jiidtaan.
marxaladan qoftaada waxaa saaidaya dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30% caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro yar yar aanse namro ahayn.
sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa dhacda in malablaha qoftaada uu kor u kaco asaga oo ku dhowaanaya dhanka lafta shuunka ama bisqinleyda wuxuuna u ekaanayaa mid qarsoomay.
dumarku marxaladan waxa ay u baahanyihiin kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay marayaan waxaana dhacda in ay aad kuugu soo dhegto qoftaadu.

marxalada 3: biyo baxa 

biyo baxo waa soo daynta raaxadu ku dheehantahay ee ay dumarku soo daayaan wixii la diyaarinayey heerarkii hore, waa marxalad aad u macaan oo aysan dumarku is xadidi karin 
waxaana astaan u ah soo ururid ay u dhexayso ilaa 0.9-1 seken ee uu sameeyo geedkeeda.
ogow qoftaada sida adiga oo kale ma dhacayso marka ay biyo baxdo taas bedelkeeda halkaas ayey ka sii wadi kartaa ciyaaraha barafka marka ay biyo baxdo ka dib.
ogow sidoo kale dumarka oo dhammi ma biyo baxaan markasta oo ay sameyaan ciyaar.
sidaa darteed waxaa lagaa rabaa in aad salax iyo shumo iyo ciyaar jireed la dheeshid inta aadan faraska kaxaynin ka hor si ay u soo dhowaadaan biyaha.


marxalada 4: qaadiro

waa marka ay qofta jirkeedu ku soo noqdo caadi badanaana waxaa lagu arkaa hurdo iyo hamaansi fara badan iyo farxad ay kugu mashquulsantahy waa hadaad ka keensatay.

shukaansiaga jacaylka iyo raaxdu intuba waa wax aas-aas u ah nolosha oo ay tahay in mudo dheer la deraaseeyo waxaadna arki doontaa maalinba maalinta ka danbaysa adiga oo la socda ama la jaanqaadaya hababka aan halkan ku soo bandhiagayno. hadaba wixii talo ah noo soo dir adiga oo riixaya halkan CONTACT US

Jul 9, 2012

QAABABKA RAAXADA DUMARKU JECELYIHIIN(waa kuwee)+ warbixin(updated)


Runtii dumarku waa ay ka helaan galmada. badanaana waa ay ka fekeraan in ka badan Ragooda.
Waxay muujiyaan waxyaalo cajiib ah oo ay ku soo bandhigayaan in aad fahanto.
Cajiibyadaas ay soo bandhigayaan haddaad ka noqoto dhegweyna waxay leedahay Dhibkeeda.
Waxay si dahsoon kuugu sheegayaan qaababka galmo ee ay aadka uga helaan dumarku, Markastoo ay idin dhex marayso ciyaarta sariirta, markastoo aad wacdare ka muujisana Waxaad ka dareemaysaa wajiga subaxdii ay la soo toosto.
 is qurxintoodu waxa ay ka turjumaysaa sida ay diyaar ugu tahay in ay hesho nin rag ah oo ka qanciya waxyaalaha ay ka tabayso nolosha.
Haddaba waxaa jira dhowr qaab oo galmo oo ay dumarku aad u jecelyihiin ninkii ku Dhaqaaqana ay siinayaan jacayl

Jul 8, 2012

WAA MAXAY MASAYR? maxa keena maxaase looga hortagi karaa?


Dadka qaar ayaa aaminsan in masayrku yahay ififaale ama calaamad muujinaysa jacayl Doodoodana waxay ku saleeyaan "qof aan ii masayrayn ima jecla ama ima Danaynayo"   waxaadna marar badan maqlaysaa ereyadaas iyo kuwa kaloo badan Haddaad u dhabo gashid ama aad dhagaysatid goobaha ay da'yartu ku kulmaan.

Dhaqankaas la falqalay quluubteena ayna adagtahay si la nooga tir tiraahi waxay u Muuqataa in uu yahay mi aad wax badani