Jul 9, 2012

QAABABKA RAAXADA DUMARKU JECELYIHIIN(waa kuwee)+ warbixin(updated)


Runtii dumarku waa ay ka helaan galmada. badanaana waa ay ka fekeraan in ka badan Ragooda.
Waxay muujiyaan waxyaalo cajiib ah oo ay ku soo bandhigayaan in aad fahanto.
Cajiibyadaas ay soo bandhigayaan haddaad ka noqoto dhegweyna waxay leedahay Dhibkeeda.
Waxay si dahsoon kuugu sheegayaan qaababka galmo ee ay aadka uga helaan dumarku, Markastoo ay idin dhex marayso ciyaarta sariirta, markastoo aad wacdare ka muujisana Waxaad ka dareemaysaa wajiga subaxdii ay la soo toosto.
 is qurxintoodu waxa ay ka turjumaysaa sida ay diyaar ugu tahay in ay hesho nin rag ah oo ka qanciya waxyaalaha ay ka tabayso nolosha.
Haddaba waxaa jira dhowr qaab oo galmo oo ay dumarku aad u jecelyihiin ninkii ku Dhaqaaqana ay siinayaan jacayl
aad u baaxad weyn, waa hubaal in nin waliba uu ku taamayo siduu uga heli lahaa dhanka saaxiibtiis jacayl iyo qabow iyo debecsanaan balse waxaa laga yaabaa in uu ka dhaga xiranyahay sidii uu u kasban lahaa qalbiga ku xiran dheregta sariirta,

maxay yihiin qaababkaasi maxaase ka Dhalan kara? waa su'aalaha aan rabno in aan halkan kaga jawaabno.

Rukuubka


Qaabka rukuubka dumarku aad ayey uga helaan waa qaabka ay ayagu kor marayaan sidii ay Saaranyihiin faras oo kale waa qaab ay mar walbo daneeyaan sababahan soo socda:
Maxaa yeelay waxay dareemayaan in ay ayagu meesha darawal ka yihiin in aad gaarto barta Kacsiga in ay ay xor u tahay is ruxid kasta iwm

Qaabka:

Waxaad u jiifsanaysaa dhabarka lugahaagana waad fidinaysaa ka dib ayada oo qaawan Islamarkaana aad hubsatay in ay kacsantahay ayaa kor kaaga imaanaysa waxaad hubinaysaa Dhowr waxyaalood
In ay lugaheedo kala durugsanyihiin in aad ku taageerto dhanka miskaha adiga oo ka Qabanaya miskaha siiba dhanka dhabarka u dhow.

Maxaa lagama maarmaan ah;

Waxaa lagama maarmaan ah in aad u salaaxdo bodyaha barida iyo dhabarka xaluska iyo Caarada hore ee naasaha, waxaa hubaal ah marka aad intaas ku dhaqaado in qoftaada ay u Duulayso meelo aysan waligeed gaarin.


Habka beer-ka-beer:

Habkan waa hab qadiim ah oo waligiis soo jiray waana habka ugu badan ee dadku Adeegsadaan waa hab cajiib kiisa wata maxaa yeelay indhahaaga ayaa ku dul dhacaya Indhaheeda ayaga oo mudaya kana dhex dusaya.

Qaabka:

Waad garanaysaa qofta ayaa u jiifsanaysa dhabarka waxaadna hubinaysaa in ay lugaheedu Joogaan halkii ugu wanaagsan luguhu waxay noqonkaraan kuwo aad gacantaada ku qabatid Ama kuwo aad xoriyad siiso si ay u daalaan iskood.

Maxaa  lagama maar maan ah:

Waxaa laganma maar maan ah in aad ku qabato qoftaada awood badan adiga oo aan u Ogolaanayn jaanis ay ku neefsato ku soo dhowee afkaaga ama afka afka u gali yacni beeshi Ku qabo

Istaaga kacsiga:

Waa maxay istaaga kacsigu waa habka ugu kulul ee dumarku ay jecelyihiin waxaay ku dul Fariisanysaa  meel dheer oo gaaraysa ilaa dhexdaada adna waxaad u dhegalaysaa si aad u Daran inta aad awoodo ayaad ku fogaynaysaa waxay kugu wareejinaysaa lugaheeda Dhexdaada haday doontto waxayna salaxi kartaa xabadkaaga. geedkeedu waxa uu si toos ah U abaarayaa gumaarkaaga taas oo kuu sahlaysa in aad si wanaagsan ugu cayriso. waxaad u Baahantahay kursi dheer ama jikadada xageeda la aad.

Qaabka

Waxaa hu:baal ah rag badan in ay ku daalaan qaab oo ay noqdaan kuwo dhacsaal ah fadlan Waxnba ha ordin u nas naso is la markaana adb biririf u qaado. inta aad ku jirto waqtiaga Biririfta uga faa'iidayso in aad salsalaaxdo malablaheeda.


Gadaal ka joogsi:

Waa gaab keana xaalado farxadeed maxaa yaalay dumarku waa ay ka helaan in ninkooda Xabadkiisu uu ku aadanyahay dhbarkooda;
Gacmahaaga waa in ay ku wareegsanyihin isla makaana waa in aad taataabataa naasaheeda Iyo malabkeeda si ay u dareento raaxo saa id ah.
Barideeda ku cadaadi gumaarkaaga cajaradana aad uga salaax.

Qaabka:

Marna ha illoowin in aad tuutuujiso malabkaada iyo xaluskeeda aadna qandhuuf yar ku Qabqabato caarada hore ee nnaasaheeda.


Waxaa la arkaa oo laga yaabaa in ay cajiib kula noqoto in dumarka soomaalidu ay ka Cabsadaan badi qaababka ayno kor ku soo sheegnay,
Hadaba maxaa keena baqdintaas ay dumarkeenu ka qabaan qaababkaas.
Fikirkaaga noo soo dir si aan dadka ugu gudbino waxa sababa in dumarka soomaalidu ay ka Cabsadaan in ay isku dayaan raaxada noocayadeeda kala duwan.
Waxaad kaloo noosoo sheegtaa habka aad adigu ka hesho.


E-mail:

shukaansiblog@gmail.com



mahadsanid.

2 comments:

  1. waxan rabaa inaan waso naagaha dhererkooduyahay 1.75cm waxan aad ujecelahay naasaha inaan salaaxo qaabka kuudadka iyo lugo cir utaagida

    ReplyDelete
  2. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete