Jul 26, 2012

SHUKANSI BLOG IYO RAMDAANKA?

bismilah RAMDAAN KARIIM



Sida aan la wada soconaba waxaa soo galay bishii barkaysnayd ee ramadaan oo uu ilaahay ugu talagalay in ay noqoto bisha cibaadada iyo wanaaga hadaba shukansi blog waxay u sheegaysaa akhristayaasheeda sharafta leh in aan si ku meel gaar ah u hakinay talooyinkii tusaalayaashii iyo aqoon is weydaarsigii ku aadanaa nolosha iyo qaybaheeda kala duwan.


Waxaana ku bedelaynaa qoraalo kale oo xiise kugu abuuri doona islamarkaana aad aad uga heli doontid kuwaas oo aan laqwi iyo soon furid midna aan kuu keenayn.


Akhriste mar labaad ramadaan kariim ilaahay waxaan kaaga baryenaa in aad noqoto midka laga aqbalo soonka waxaad naga sugtaa qoraalo taabanaya nolosha dhankeeda kal.... wa bilaahi towfiiq.....






mahadsanid.

No comments:

Post a Comment